Ciidamada Maraykanka oo duqeyn dhimasho badan geysatay ka fuliyey duleedka Kismaayo

Duqaymo cirka ah oo ay qaadeen militariga Maraykanka ee jooga Somalia ayaa lagu dilay 18 kamid ah kooxda Alshabaab kadib markii ciidamo Soomaali ah iyo kuwo Maraykan ah lagu weeraray Koonfurta Soomaaliya, sida uu sheegay taliska Maraykanka ee Afrika. Ma jiraan askar katirsan ciidamada Soomaalida iyo kuwa Maraykanka oo lagu dilay ama lagu dhaawacay weerarka, … Continue reading Ciidamada Maraykanka oo duqeyn dhimasho badan geysatay ka fuliyey duleedka Kismaayo